Dhacdo Naxdin leh Gabar sabab la yaab leh sun u cabtay una geeriyootay..

War naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Gabar sun ay cabtay halkaasi ugu geeriyootay.

Dhacdadaan xanuunka leh ayaa ka dhacday Xaafada Horseed oo dhanka bari xigta,waxaana si aad ah arintaan ula yaabay dadkii goob jooga u ahaa.

Sababta ay Gabadhaan oo xaas ahayd u cabtay sunta lagu sheegay iney masey/hinaaso ka qaato seygeeda ka dib isku dishay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo Gabar sun u cabto hinaaso ay qaatay oo ka dhacda Jowhar.

Loading...

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.