War deg deg: Cumar C.rashiid oo ku dhowaaqay inuu ka hadhay Doorashada

Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar C.rashiid Sharma’arke oo kamid ah 4-ta Musharax ee Isugu soo Hadhay Doorashada Madaxwaynaha, ayaa ku dhowaaqay inuu Isaga Hadhay Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

Loading...

You might also like More from author

Comments are closed.