27719_L_Muammar-Gaddafi

Akhriso: 16 Qodob Ama Sababood Oo Loo Diley Qadafi+Loona Baabi’iyay Libya…

Waxa La Turjumay(Afsoomaali Lo bedelay) Qoraal Uso Dhigay Isago English Ku Qoran Nin U Dhashay Wadanka Ghana.16 Qodob Amma Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, Loona Baaba’shay Libya.

1- Majirin Wax Biil Koronto Ah Oo Laga Qaadi Jiray Muwaadin Kasta Oo Libyan ah, Dhammaan Wadanka Korontadiisu Waxay Ahayd Bilaash.
2-Majirin Wax Saaritaan Lacageed Ah Dhanka Bankiyada, 0%.
3- Qadafi Wuxuu Hirgeliyey Amma Saxiixay Sharci Dhigaya In Uusan Qof Familygiisa Ahi Helin Guri Ilaa Uu Muwaadin Kastaaba Helo Guri, Qadafi Aabihii Wuxuu Dhintey Isagoo Aan Lahayn Wax Guri Ah.
4- Laba Kasta Oo Is Guursadaa Waxaa Lasiin Jiray Lacag Gaadhaysa 60,000 Diinaar Oo U Dhiganta (50,000$).
5- Waxbarashada Iyo Adeega Caafimaadka Ee Muwaadin kasta Oo Libyan Ah Waxay Ahayd Bilaash, 25% Ayaa Waxbarasho Tegi Jiray Qadaafi Kahor Dabadiina 83%.
6- Muwaadinkii Doona Inuu Shaqaysto Isagoon Lahayn Aqoon Waxaa Laga Caawin Jiray Waxbeerashada Iyo Xoolo Dhaqashada, Waxaana Lasiin Jiray Guri Beeri Kudhex Taal.
7- Haddii Qof Libyan Ahi Kabaxo Jaamacad Balse Uusan Helin Shaqo Waxaa Dawladu Siin Jirtay Lacag Udhiganta Aqoontiisa, Inta Uu Shaqo Kahelayona Lacagtaas Ayu Qaadan jiray.
8- Qof Libyan Ahi Haddii Uu Gato Gaari Kala bar lacagta Waxaa Kabixin Jirtay Dawlada.
9- Shidaalka Litre Kasta Waxa Uu Ahaa Qiime Garaya 0.14$, Wax Aan gaarin 0.5cent.
10- Majirin Libya Wax Dibada Uga Imaan Jiray,Sidas Oo Ay Tahayna Waxaa Gudaha Wadanka Kaso Xeroon Jiray Lacag Gadhaysa 150 billion.
11- Qofka Aan Gelin Jaamacad Ee Waxbarashada Iyo Shaqada Aan Haysan Waxaa Dawladu Ku Kaabi Jirtay Lacag Dhan 2,300$ Bil Kasta.
12- Dakhliga Saliida Wadanka Waxaa Toos Logu So Shubi Jiray Bankiga Dawlada Waxaana Dib Loogu Celin Jiray Shacabka Libya.
13- Hooyo Kasta Oo Dhasha Cunug Waxay Qaadan Jirtay 5,000$.
14- 40 Xabo Ee Rootiga Ahi Waxaa Lasiin Jiray Qiimo Dhan 0.15 . Wax kayar 0.5cent.
15- 25% Bulshada Libya Waxay Dhamaysteen Jaamacadaha.
16- Qadafi Wuxuu Sameeyey Qorshe Horumarineed Uu Ubaxshay “The great man” Oo ah ” Ninkii Sareeyey Ama Qiimaha Badnaa” Oo Uu Ula Jeeday Waari Mayside War Hakaa Hadho.

 

 

Ugu Danbayntii Haddii Hogaamiyaha Sidaas Uwanaagsan Ee Ummadiisa Sidaas Ugu Shaqaynaya Lagu Tilmaamayo Amma U Yahay Keligii Taliye, Dimuquraadiyada Waxa Reer Galbeedku Ula Bexeen Ee Ay Kusheegaan Jahanama Ha Isla Galaan”.

 

 

Loading...



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *