Category: Wararka

hee

DAAWO: Bangiga Amal oo Adeegyo Cusub Usoo Bandhigay Bulshada Soomaliyeed…

Bangiga Amal Bank ayaa ku qabtay magaalada Gaalkacayo munaasabad uu ku daahfuraayay adeega online banking oo ah adeeg casriga oo bankigu ku soo kurdhiyay adeegyadiisa....

dhaawac

DAAWO: Dhaawacyada Ciidamadii uu Mareeykanku Ku Xasuuqay Duleedka Gaalkacyo oo Muqdisho Laga Soo Dejiyey(SAWIRRO)

Ciidamadii Difaaca Galmudug ee ku dhaawacmay Duqeyntii Gardarada aheyd ee Mareykanku uu ku qaaday Ciidamada Galmudug ayaa Maanta la gaarsiiyay Magaalada Muqdisho ee...

alshabaab

DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Gawaari Ka Qafaashay Duleedka Magaalada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose…

Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Xubno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay qafaasheen 3 Gaarii oo siday Khaad. Gawaaridan oo laga...

banan

DEG DEG: Dibad Bax Lamida Kuwii Ka Dhacay Gaalkacyo,Hobyo,Mandiiradleey,Iyo Deegaano Kale oo Maantay Gilgilay Caasimada Somalia Ee Muqdisho…

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Banaanbax Balaaran, kaas oo looga soo horjeeday weerarkii dhinaca cirka ahaa, ee Arbacadii lala beegsaday Ciidamada Maamulka...

seeraar

DHAGEYSO: Maamulka Jubbaland oo Ceebeeyey Qaar Ka Mida Warbaahinta Somalida+Sida Ay Uga Hadashay Weerarkii Gaalkacyo..

Maamulka Jubbaland, ayaa si adag u beeniyay in uu taageero u muujiyay duqayntii uu Mareykanka Arbacadii ka gaystay duleedka Magaalada Gaalkacyo, isla-markaana uu ku...

xabsi

Maxkamadeyntii Dhalintii Ku Xirneed Wadanka Hindiya oo Dib Loo Dhigay+Waqtiga Laga Dhigay..

Waxaa dib loo dhigay Maxkamadeynta Dhalinyaro Soomaali ah oo maanta lagu waday in la soo taago Maxkamad ku taalla Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Hindiya ee...

pun

SIRCULUS: AKhri Xogtii ay Puntland Siisay Mareykanka Ee Keentay in La Xasuuqo Ciidamada Galmudug..

Waxaa weli taagan xiisada ka dhalatay duqeyntii Mareykanku la beegsaday xarun ay ciidamada Galmudug ku sugnayeen oo qasaare badan ka dhacay. Weerarkan waxaa ka dambeeyay...

puntland

(DHAGEYSO) Dawladda Puntland oo war cusub kaga dhawaaqday caasumada Puntland…..

Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa kaga dhawaaqday magaalada Garoowe ee caasumada Puntland in looga baahan yahay dadweynaha Puntland in ay Isniinta todobaadka soo...

xasan-sh2-2-4

WAR CUSUB: Xasan Sheekh oo lagu heysto Duqeyntii Mareykanku ku Xasuuqay Ciidamada Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu heystaa inuu ka gaabsaday duqeyntii lagu dilay askar ka tirsan Galmudug & dowladda Federaalka. Madaxweynaha...

deg-deg

Go.anka Dowlada Somalia oo Dhabar Jab iyo Lama Filaan ku Noqday Maamulka Puntland

iyadoo Duqeyn Xoogan lagu Dilay Ciidan ka Tirsan kuwa galmudug Waxaa Arintaasi ka Hadlay Dowlada Somalia Waxana Ay kaga Hadleen Si ka Duwan sida Ay Rajeynayeen Madaxda...