5-3 (1)

DAAWO SAWIRADA: Weerarkii Halgan & meydad Dhulka daadsan

Waxaa goordhow la soo bandhiga Qaar ka mid ah meydadka Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee  Saakay Weerarka Ku Qaaday Deegaanka Halgan Ee Duleedka Magaalada B/Weyen ,

Sawirada ayaa ah kuwo laga soo qaaday Shabaab ku dhintay dagaalkaasi kuwaas oo intooda Badan ah Dhalinyaro u muuqday In la soo marin habaabiyey.

Al-Shabaab au dhowr jeer oo here waxaa ay weerar gaadmo ah oo ku laayeen Askar badan ku qaadeen Xerooyin ay deganaayeen Ciidamada DF kuwa Ugand & Ciidamada Burundi balse dadka arimaha dagaalka wax ka shegay ayaa kuwaramaya in shabaab ay ka baqdaan oo ay ka burjo adag yihiin ciidamada Itoobiya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO 

123456

Loading...



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *