gaas-iyo-axmed-madoobe

DEG DEG AH:C/Wali Gaas iyo Axmed Madoobe oo Markale kala Xadhig Furtay+Fashilka Shirkii oo C/Wali Gaas….

Waxaa meel xasaasi ah maraya Khilaafkii ka dhashay waxa laga yeeli doono Caasiamda dalka iyo ee Muqdisho iyo guud ahaan gobolka Banaadiruu  ku yeelan doono Aqalka sare ee Baarlamaanka. Jahawareerka arintaas ka dhashay ayaa cirka isku shareeray meel halis ahna maraya,Wuxuuna Maalmahan ka yaalaay Murankna Wakilka Qarmada midoobay Soomaaliya Waxayna warar sheegayaan in uu  ka baxay gacanta Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya  Michael Keating.

 

Mr Michael Keating, ayaa arrintaani ku wargaliyay Hogaanka sare QM, waxaana la sheegayaa in Qaramada Midoobay ay arrintaani usoo direyso wafdi heer caalami ah oo xal u raadiya khilaafka.

 

Khilaafka ugu weyn ayaa waxaa iminka wada Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo si cad u sheegay inuu qaadacay qorshaha Gobolka Banaadir lagu gaarsiinayo aqalka sare.

 

Axmed Madoobe oo horay intii uu Kismaayo joogay u saaray qoraal uu ku diidan yahay qorshaha Gobolka Banaadir , ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay tanaasul, si aan khilaafkooda sabab ugu noqon dhib hor leh oo ay galaan shacbiga Soomaaliyeed.

 

Shirarka ayaa wali ka socda Villa Soomaaliya, waxaana mar waliba rajo laga muujiyaa guulaha laga gaari karo shirka hadana ma muuqdaan guulo.

gaas iyo axmed madoobe

Loading...



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *